Omschrijving
Xoghaye Online waa application casri ah oo loogu talagalay in lagu fududeeyo sida isticmaalayaashu ula macaamilaan baraha internetka ee kala duwan iyagoo adeegsanaya hal nidaam oo la isku halayn karo.
App-ku wuxuu diiradda saaraa isdhaafsiga lacagaha iyo adeegyada dijitaalka ah ee ka dhexeeya shirkadaha caalamiga ah ee lacagaha digital ka iyo kuwa gudaha , isaga oo sidoo kale taageeraya adeegyada lacagaha mobaylka ee gudaha sida EVC Plus, Golis Edahab, iyo Telesom.
Waxaa loo dhisay si uu u noqdo mid fudud oo qof walba isticmaali karo, Xoghaye Online wuxuu noqday buundo isku xirta adeegyada dijitaalka caalamiga ah iyo nidaamyada lacagaha mobaylka ee gobolka. Waxa uu ku habboon yahay dadka doonaya adeeg degdeg ah, ammaan leh, oo si fudud loo fahmi karo iyada oo aan la marin nidaam adag.
Xoghaye Online waxaa loo habeeyey inuu si hufan oo amaan ah u shaqeeyo MAHADSANID
OTHERS:LIFESTYLE
Wat is er nieuw in versie 1.3.5
Laatst bijgewerkt op Sep 01,2026
Kleine bugfixes en verbeteringen. Installeer of werk bij naar de nieuwste versie om het uit te proberen!